News
War-murtiyeedkii galabta laga soo saaray dhammaadka Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh horay u ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo militari ahaan isaga caabin weyday mileeshiyaadka Al-shabaab ayaa heshiis qarsoodi ah la gashay kooxda, si ay isaga joojiyaan duullaankii ku wajahnaa magaalada ...
Boosaaso (Faallo PP) — Maanta wuxuu Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir meel uga dhacay Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi… Sii akhri ...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka jawaabay hadal uu shalay jeediyay Ra’iisul wasaare Xamse, kaasi oo ku eedeeyay ...
Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xildhibaannada ayaa saaka la shaaciyay. Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa mid mid ugu codeeyay ...
Madaxweyne, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda oo ka qabsoomay Garoowe ayaa ...
Ciidamada Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay xubin kamid ah firxadkii mileeshiyaadka Daacish oo u dhashay dalka Itoobiya, sida uu shaaciyay Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin soo ...
Doodaha uu Garsoore Cabduqawi Axmed Yuusuf ku soo gudbiyay maqaalkii uu qoray 1980kii waxay sal u noqdeen mabda’a in heshiis uusan ku qotomin sharci… Sii akhri ...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhawaan dowladda Puntland dib u farsamayn doonto gantaallo horay loo qabtay argagixisada Daacish, kuwaasi oo gacanta lagu dhigay ka hor inta aysan kooxdu ku guulaysan ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results