News
In 2022, the President of Jubaland State of Somalia, Ahmed Mohamed Islam, skilfully outmanoeuvred Puntland’s… Sii akhri ...
Boosaaso (Faallo PP) — Maanta wuxuu Wasiirka Warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir meel uga dhacay Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi… Sii akhri ...
Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 56aad ee Baarlamaanka Puntland oo ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xildhibaannada ayaa saaka la shaaciyay. Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa mid mid ugu codeeyay ...
Madaxweyne, Siciid Deni oo maanta khudbad ka jeediyay shir ku saabsan horumarinta Maaliyadda oo ka qabsoomay Garoowe ayaa sheegay in… Sii akhri ...
Doodaha uu Garsoore Cabduqawi Axmed Yuusuf ku soo gudbiyay maqaalkii uu qoray 1980kii waxay sal u noqdeen mabda’a in heshiis uusan ku qotomin sharci… Sii akhri ...
Ciidamada Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay xubin kamid ah firxadkii mileeshiyaadka Daacish oo u dhashay dalka Itoobiya, sida uu shaaciyay Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo warbixin soo ...
Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka khudbad ka jeediyay furitaanka Kal-fadhiga Baarlamaanka Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in 98% dowladda Puntland ku guulaysatay ciribtirka ...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhawaan dowladda Puntland dib u farsamayn doonto gantaallo horay loo qabtay argagixisada Daacish, kuwaasi oo gacanta lagu dhigay ka hor inta aysan kooxdu ku guulaysan ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada ...
Ciidamada difaaca Puntland oo Jimcihii hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Cadayle ee togga Baallade ayaa markii u horraysay tan iyo intii uu bilowday dagaalka Calmiskaad, waxay hawlgalkii shalay ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Buundada cusub ee Garoowe oo ah mid casri ah, Buundada oo ah tii labaad ee ay yeelato caasimadu ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results