News
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Agaasimihii wasaaradda Kalluumeysiga Puntland, Sharma’arke Yaasiin Beeldaaje oo dalka dibaddiisa ku maqan ayaa beeniyay in uu lacag ka lunsaday wasaaraddaas, oo aysan jirin cid caddayn u keeni karta ...
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga kuna dhacday Garoonka magaalada Muqdisho, waxaana ...
Mareykanka waa in uu meesha ka saaraa weerar kale oo ka dhan ah Iran haddii uu doonayo in uu dib u bilaabo wadahadalka diblomaasiyadeed, waxaa sidaa BBC u sheegay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay ...
Hay’adda Istaatistikada Qaranka ayaa soo saartay warbixin muujinaysa koboc dhaqaale oo la taaban karo ee sanaddii 2024, iyadoo wax-soo-saarka gudaha (GDP) uu kordhay 4.1%, marka la barbar dhigo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, oo dhagax-dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, ayaa sheegay in Wasaaraddan ay ka mid tahay ...
Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay daryeelka askarta ku dhaawacmay dagaalada ka socda Calmiskaad ee loogasoo horjeedo Daacish.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud iney si ...
Xukuumadda Puntland ayaa jawaab deg deg ah ka bixisay cabasho ka soo yeertay qaar kamid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalka Cal-miskaad ee ku sugan Magaalada Boosaaso. Guddoomiye ku-xigeenka ...
Guddoomiyaha Midowga Afirika, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa Cabdiwali Cali Gaas u magacaabay Ergayga u qaabilsanaan doona dalka Koofurta Suudaan. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu ...
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta furay Shirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland, muddo ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results