News
Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta ka dhacay iska hor-imaad culus oo u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo ...
Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa soo bandhigay isbaddelka Dhaqaalaha ee ku yimid Baarista iyo la dagaalanka Musuqa oo horay loogu soo xiray ...
Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 jir ah, kaasoo loo haysto fal kufsi oo loo geystay labo gabdhood oo danyar ah. Kufsigan ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda ahna Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada XFS, Xildhibaan Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu ...
Guddoomiyihii hore ee guddiga doorashooyinka Puntland, Dr. Guuleed Saalax Barre, ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni muddadii Lixda sanno ahayd ee uu xukunka hayay in uu ...
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid gogoshii wadatashiga ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taasoo lagu waday in maanta ay ka furanto magaalada Muqdisho, sida ay ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar, iyadoo ku sheegtay inuu yahay xadgudub cad oo ka dhan ah ...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay gashay kaalinta afaraad, iyada oo la guddoonsiiyay abaal-marinta caalamiga ah ee Labbaytum Award, taas oo ay bixiso ...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaysa Saaxiibada caalamka ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan Howlgalkaan ayaa lagu dilay 13 xubnood oo ka ...
Members of the Jubaland Parliament elected new parliamentary leadership today, amid ongoing political tensions between Jubaland and the Federal Government. The election took place at a time when both ...
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in in ka badan 41,000 oo arday ay saaka si rasmi ah ugu fariisteen imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe oo ka dhacaya dhammaan degmooyinka ...
Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya ay si buuxda u aqoonsan tahay Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results